Tuesday, May 21st, 2013

VIDEO:- Hooyinka Soomaaliyeed ee kunool Dalka Norwey ayaa kamudaharaadaya dhibaata aykuhayso Dowlada Norwey

Hooyooyinka Soomaaliyeed ee kunool Wadamada Yurub Gaar,ahaan Dalka Norwey ayaa waxay kacabanayaan sida sharcidarada,ah ee looga qaadanayo Caruurtooda. Hooyooyinka Soomaalida ah ee ku nool dalkas Norwway ayaa ...

WARARKA MAANTA

DHEGEYSI:- Sheikh Maxamed Abdi Umal oo hadal xasaasi ah ka yiri dilkii shalayto loo geystey Sheikh Abdulqaadir Nuur Faarax.

February 16, 2013
Nairobi(CNA)  Sheikh Maxamed Cabdi Umal iyo culimo kale oo Soomaaliyeed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Sheikh Cabdulqaadir ...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo tacsi u diray Qaraabadii iyo Ehelladii uu ka geeryooday Sheikh Abdulqaadir Nuur Faarax oo Garoowe lagu dilay.

February 16, 2013
Garoowe(CNA)  Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliyaXasan Shiikh Maxamuud ayaa tacsii tiiiraanyo leh u diray shacabka soomaaliyeed oo ku aadan ...

Dowladaha Germalka iyo Talyaaniga oo deeqo iyo qalab casri ah Gudoonsiiyey taliska sar sare ee Booliska Soomaaliyeed.

February 16, 2013
Afgooye(CNA)  Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey qalab ay ku deeqeen wadamada Talyaani iyo Jarmalka qalabka ...

Dowlada Ethopia oo la shaaciyey in ay samaysatay diyaarado kuwa Drones-ka ah iyo warar dheeraad ah oo Arintaasi ka soo baxaya.

February 16, 2013
Khartoum(CNA)  Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo ...

Muqdisho oo uu maanta ka bilowday banaan bax balaaran oo ay qeyb ka yihiin Maamulka Dowlada Soomaaliya ee gobolkaasi.

February 16, 2013
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka socda Banaanbax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobalka Banaadir kaasi ...

Xukuumada Roma oo ka hadashay Tababar ciidamo ka tisan kuwa Dowlada uga furmay dalka Jibuuti.

February 16, 2013
Roma(CNA)  Dowlada Talyaaniga ayaa si weyn u soo dhoweysay tababar uga furmay dalka Jabuuti ciidamo ka tirsan Dowladda ...

Afhayeenka Dowlada Kenya oo shaki geliyey in ay kooxda Al-shabaab dil toos ah u geysteen Askari ka tirsan Meleterigooda jooga Somalia

February 16, 2013
Muqdisho(CNA)  Colonel Cyrus Oguna Afhayeenka Malitariga Kenya,oo wareysi siinayay Idaacada Capital FM ee Nairobi ku taalo ayaa wareysigiisu ...

DHEGEYSI:- Xubno ka tirsan Baarlamanka Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo si kulul u dhaliilay damaca Dowlada ee Maamul u samaynta Jubbooyinka.

February 11, 2013
Kismaayo(CNA)Xilibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah xubnaha Baarlamaaniga ah ee laga soo doorto jubbooyinka kuna jira ...

DHEGEYSI:- Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo daaha ka qaaday khatar uu sheegay in ay ka iman karto Maamulka Jubbooyinka.

February 11, 2013
Nairobi(CNA)  AFhayeenka odoyaasha beelaha Hawiye Axmed Diiriye cali ayaa si rasmi ah daaha uga qaaday, in ay dhibaato ...

VIDEO+ FADEEXAD:- Madaxweyne Xasan sheikh oo warqad degniin ah u diray dadkii Mudaharaadyada isagaga lagaga soo horjeedo ka dhigay London iyo Minneapolis.

February 11, 2013
London(CNA)  Kadib booqashadii dalka Britian ee Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa waxaa soo baxaya warar kala ...

Ururka Alshabaab oo la sheegay inay taageero Hub ay ka helaan Yemen iyo Iran.

February 11, 2013
Washintong(CNA)  Iyadoo dowlada Maraykanka ay dooneyso in cunaqabeyteynta hubka laga qaado dalka Soomaaliya ayaa kooxda kormeerida cunaqabeynta hubka ...

Qaar ka mid ah Ganacsatada shidaalka Puntland oo eedeyn iyo dhaleecayn kulul u jeediyey Madaxweynaha Puntland.

February 11, 2013
Garoowe(CNA)  Qaar kamid ah ganacsatada deeganadaa maamulka Puntland ayaa eedeen kulul dusha kaga tuuray Madaxweynaha maamulkaasi C/raxmaan Sheekh ...

Ururka midowga Afrika oo hadal xasaasi ah ka soo saaray qorshaha lagu doonayo in lagu dhimo ciidama Kenya ee jooga gudaha dalka Somalia.

February 11, 2013
New york(CNA)  Iyadoo dhawaan Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay shaaciyeen in 20% ciidanka Kenya ee ku sugan ...

Garsoorayaasha kala gedisan ee Soomaalida oo haatan diyaar garow adag ugu jira tababaro caalami ah oo ay bixinayso FIFA.

February 11, 2013
Nairobi(CNA)  Garsooreyaasha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa wada diyaar garow aad u xoogan oo ay ugu diyaar ...

Nin Sucuudiyaan ah oo sinaxariis daro,ah uladhaqmay nin Xoogsato ka,ah Dalkaas

February 1, 2013
Riyad(CNA)  Nin udhashay dalkaas Sacuudi Carabiya ayaa waxaa la sheegay inuu si xun oo ka baxsan bini’aadanimada uu ...

Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya mudane Xasan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaarey Xarunta Wadanka Ingiriika ee London

February 1, 2013
London(CNA) Madaxweyaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdigii uu Hogaaminayay ayaa Soo Gaaray caasimada dalka Ingiriiska ...

VIDEO:- Madaxweyne Xasan sheikh oo si heer caalami ah loogu soo dhoweeyey xaruunta Midowga Yurub ee Brussels iyo Soomaalida oo soo dhoweeyey.

January 31, 2013
Brussels(CNA)  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Magaalada Brussels, soo ...

Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Soomaaliya ayaa maanta socdaal aan horey lashaacin uga baxay Magaalada Muqdisho asagoo gaarey Magaalada Marka

January 31, 2013
Marka(CNA) Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa socdaal aan horey loo shaacin waxa uu ...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxman sh.Maxamed (Faroole) oo digniin culus udirey madaxda Dowlada Soomaaliya

January 31, 2013
Garowe(CNA) Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aan looga baahneyn inay isku ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo hadalo xasaasi ah ka yiri khudbadii uu ka jeediyey shirkii wadamada Africa ee ka furmay Adis Ababa.

January 28, 2013
Adis Ababa(CNA)  Isagoo ka hadlayey shir madaxeedka Midowga Afrika oo shalay [Axad] ka furmay magaalada Addis Ababa ee ...

ENGLISH NEWS

Zanawi

Meles Zenawi’s legacy for the Horn of Africa

November 18, 2012
Zenawi's regime will be remembered for holding Ethiopia together as one country even under the centripetal ethnic order. Any ...
WE1

Two policemen shot dead in eastern Kenya trouble spot

November 18, 2012
Two policemen were shot dead on Friday at a market in the eastern Kenyan town of Garissa, a ...
BeletHawo_Map

Somalia: Two Killed in a Heavy Fighting in Gedo,Southwestern Somalia

November 13, 2012
Garbahaarey(CNA) At least two have been killed in a fierce battle between Somali National Army (SNA) and Al ...
p1030167

Charity tennis event being held Sunday

September 25, 2012
PARKERSBURG - A group of middle school students will be "Serving 4 Somalia" this Sunday, using tennis to ...
Bombedshopjpg

Somali men gunned down in Philippi

September 25, 2012
CAPE TOWN - Two Somali shopkeepers were shot and killed in Philippi on Sunday following a suspected robbery.   They ...
ksn

Somalia hosts Social Good Summit for first time

September 25, 2012
For the first time, Somalia hosted the Social Good Summit, a global discussion uniting a dynamic community of ...
faroole-319x480

SOMALIA: Puntland President threatens the opposition and media with prosecution

September 25, 2012
On Monday, the President of the autonomous region of Puntland, Abdirahman Mohamed Farole warned his opposition and the ...
untitled3

Somalia: UN official ‘outraged’ by killing of member of parliament

September 25, 2012
A United Nations official today strongly condemned the killing of Mustafa Haji Maalim, a member of Somalia’s new ...
20-07-2011bokova

UNESCO chief alarmed by upsurge in killing of journalists in Somalia

September 25, 2012
The head of the United Nations agency tasked with defending press freedom today expressed her concern and anger ...
Muslim_Protest_Acrobat_Behead

Dangerous and deepening divide between Islamic world, West

September 25, 2012
WASHINGTON (Reuters)- For those who believe in a clash of civilizations between the Islamic world and Western democracy, ...
shabab_2349523b

Somalia’s Islamist war chest being boosted by UN funds

September 25, 2012
The war-chest of Somalia’s al-Qaeda-allied Islamists is likely being boosted with United Nations funds used to buy charcoal ...
alshabaab-new

Islamists threaten to kill Somali MPs ‘one-by-one’

September 25, 2012
NAIROBI: Somalia’s al-Qaida linked Shebab threatened today to kill all the country’s new lawmakers, saying that an MP killed at ...

DHACDADA MAANTA

DHEGEYSI:- Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo daaha ka qaaday khatar uu sheegay in ay ka iman karto Maamulka Jubbooyinka.

February 11, 2013
Nairobi(CNA)  AFhayeenka odoyaasha beelaha Hawiye Axmed Diiriye cali ayaa si rasmi ah daaha uga qaaday, in ay dhibaato ...

VIDEO+ FADEEXAD:- Madaxweyne Xasan sheikh oo warqad degniin ah u diray dadkii Mudaharaadyada isagaga lagaga soo horjeedo ka dhigay London iyo Minneapolis.

February 11, 2013
London(CNA)  Kadib booqashadii dalka Britian ee Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa waxaa soo baxaya warar kala ...

VIDEO:- Soomaalida oo Fadeexad iyo ceeb weyn kala kulmay dagaal ay dhalin Somali ah ka fuliyeen dalka Holland.

January 23, 2013
Amsterdam(CNA)  Gudaha wadanka Holland dhowaan Somali ayaa isku dagaashay waxay isu adeegsadeen baangado kala gedisan kuwaasi oo ceeb ...

VIDEO:- Ra,isal wasaaraha Somalia Abdi Farah shirdoon oo qaabilad yaab leh u sameeyey Ergeyga UN-ka Agoustina Mahiga.

January 23, 2013
Nairobi(CNA)   Ra,isal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay waxaa uu la kulmay xubno ...

VIDEO:- Madaxweynaha dalka Somalia oo soo laabtay kadib markii uu shir caalami ah kaga soo qeyb galay dalka Saudi Arabia.

January 23, 2013
 Riyaadh(CNA)   Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa ku soo laabtay Somalia kadib shir uu kaga qeyb galay ...

Live VIDEO:- Gulled Ahmed iyo Hani Uk oo si rasmi ah haatan loo helay sir in badan ku qorsoonayd oo aysan filayn dadka Soomaalida ah.

January 22, 2013
Bristol(CNA)   Xiddigaha da,da yar ee Gulled Ahmed iyo Hanni Uk oo ah dhalinyaro inta badan fanka ka ...

VIDEO:- Madaxweyne Xasan Sheikh oo aad uga carooday Mudaharaadkii Minnesota, iyo dadkii Mudaharaaday oo ka batay tiradii lagu sheegay.

January 22, 2013
Minneapolis(CNA)  Magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota waxaa ka dhacay mudaharaad looga soo horjeeday Madaxweynaha maalmo ka hor mar uu ...

DHEGEYSO:- Madaxda Soomaalida ah ee Dowlada Kenya ku jira oo weli daba socda sirtii dhowaan fakatay ee lagu doonayey in lagu raafo 18,000 oo Soomaali ah.

January 22, 2013
Nairobi(CNA)   Xaalada Soomaalida Kenya ee qaxootiga ah ayaa ah mid faraha ka sii baxaysa waxaana soo baxaya ...

SPORTS NEWS

VIDEO:- War-baahinta oo soo bandhigtay Muuqaal aad u Xikmad badan oo ka Turjumaya caruur hooyadood ay qabaan rag kale.

January 19, 2013
Nairobi(CNA)  Waxaa haatan soo shaac baxday sheeko gaaban oo aad u cajiib badan taasi oo ka turjumaysa in ...

DHEGEYSO:- Maamulka xafiiska Ra,isal wasaaraha Soomaaliya oo daaha ka qaaday in loo diiday dhaqaalihii iyo mushahaaraadkii ay lahaayeen.

December 30, 2012
Muqdisho(CNA)  Shaqaalaha xafiiska Ra,isal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cabasho xad dhaaf ah ka muujiyey mushaharkoodii ...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud oo ka hadlay Arinta Dowlada Kenya ay ka waddo xaafada Soomaalida ee Islii iyo doorkiisa.

December 26, 2012
Muqdisho(CNA) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay ...

DHEGEYSO:- Puntland oo ka digtay kana war-bixisay duufaan la sheegay in ay ku soo wajahan tahay Afar Gobol oo ka tirsan dhulkaasi.

December 24, 2012
Xaafuun(CNA) Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo sheegaya in duufaan culus ku soo wajahan tahay qeybo ka ...

VIDEO CUSUB:- Wargeysyada Britian oo soo bandhigay Mulkiilayaasha ugu taajirsan Kubbada cagta Britian.

December 17, 2012
London(CNA) Waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa Magacyada Shaqsiyaadka ugu taajirsan Dalka Britain marka laga eego dhanka Ciyaaraha iyadoona ...
Messi-injury-again490ai

Kooxda Barcelona oo walaac daran ka qabta dhaawacii soo gaaray xiddiga aduunka Leo Messi kulankii Benfica.

December 6, 2012
Barcelona(CNA) Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in dhaawacii Lionel Messi ka soo gaaray kulankii Benfica ...
UEFA-CHAMPIONS-LEAGUE

War-bixin Buuxda:- Champions League oo la dhameeyey wareegii Group-yada iyo sidda loogu soo kala baxay kaalamiha.

December 6, 2012
Surich(CNA) Waxaa caawa la ciyaaray kulamadii ugu danbeeyay ee wareega group-yada ee Champions League, waxaana la xaqiijiyay 16ka ...
torres

Kooxda Chelsea oo xili ay guulaystay laga reebay Champions League iyo Juventus oo si rasmi ah u gudubtay iyo wararkii kale ee Champions Leage.

December 6, 2012
Keiv(CNA) Kooxda Chelsea ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee iyadoo heysata koobka Champions League ku harta wareega group-yada ...
seol

Muwaadiniin u dhashay koonfurta Kuuriya mudana lagu haystay dalka Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey dalkaasi.

December 5, 2012
Seol(CNA) Afar muwaadin oo u dahsya dalka Konnfur kuuriya oo in mudo ah gacanta ugu jiray kooxaha burcad ...
Abdiwali1

WARAYSI:- Dr, Xuseen Xaaji Khaaliif oo ah xilibaan ka tirsan Baarlamanka oo si kulul uga hadlay Arinta Gaas ee Puntland.

November 10, 2012
Riyaadh(CNA) Dr, Xuseen Xaaji Khaliif oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ...
4351-the-essential-michael-jackson

VIDEO + DHACDO:- Germalka oo soo bandhigay arin ka dhan ah heesaagii Geeryooday Macheal Jechson.

November 4, 2012
Berlin(CNA) Gudaha wadanka Germalka waxaa ka bilowday olole nooc kale ah oo looga soo horjeedo xiddiga kooxda AC ...
man(1)

VIDEO:- Gabar Xaas ah oo sheegtay in uu ninkeedu dilo habeen kasta hadii laga badiyo Manchester United.

November 2, 2012
Nairobi(CNA) Gabar xaas ah oo u dhalatay dalka Kenya ayaa mar kale soo muujiyey arin ku cusub Dunida, ...
Chelse

Chelsea iyo Manchester United oo ku kala baxay ciyaar goolal badan la iska dhaliyey.

November 1, 2012
London(CNA) Chelsea ayaa u gudubtay wareega 8da koobka Capital One ka dib markii ay 5-4 ugu awood sheegteen ...
olivier_1611327a

DAAWASHO:- Laacibiinta Olivier Giroud iyo Coquelin ee Arsenal oo Arin yaab leh dhigey xalay kadib markii taageerayaasha weydiisteen funaanado.

October 31, 2012
London(CNA) kulankii xalayto ee Arsenal iyo Reeding oo ahaa mid yaab leh ayaa hadana waxaa laga bixiyey faalo ...
Referee Mark Clattenburg holds a red card

TOOS VIDEO:- Garsoore dhex dhexaadinayey ciyaar ka tirsan horyaal Paruguay oo bixyey 36-casaan.

October 31, 2012
Paruguay(CNA) Garoon ciyaareed oo ku yaala wadanka Paruguay waxaa ka dhacday Toddobaadkii hore arin Mucjiso leh oo ku ...