Thursday, April 24th, 2014

VIDEO:- Abwaan Faarax Murtiile oo soo bandhigay arin Qiimo dhac ku ah Hidaha iyo dhaqanka dalkeena Soomaaliya.

Published on January 5, 2013 by   ·   No Comments Akhrisatay :1344

London(CNA) Faarax Murtiile waa xiddig weyn oo dhanka hidaha iyo dhaqanka ku dhiiri geliya bulshada Soomaalida ee caalamka ku dhaqan wuxuu ku nool yahay London, dhowaan wuxuu soo saaray Muuqaal cusub oo la magac baxay LABBA DHAQAN, kaasi oo lagu dhex arkay Muuqaal Fadeexad ay u arkeen Bulshada Soomaalida iyo dadka ka dambeeya Hidaha iyo dhaqanka.

Muuqaalka Labba Dhaqan ee Faarax Murtiile uu ku qabtay London waa mid dhiiri gelineed balse waxaa lagu dhaliilay Fanaanka ahna Abwaanka, qaabka niikada uu soo bandhigay taasi oo uu la fulinayo Gabar cadaan ah iyadoo dadka Hidaha iyo dhaqanka wax ka qora isla markaasna indha indheeya ay ku sheegeen in ay tahay mid qiimo dhac ah hidaha iyo dhaqanka dalkeena.

 

 

|Soo booqo Hoyga ciyaaraha Riix halkan www.ciyaaro.net

Readers Comments (0)



WARARKII HORE

Dowlada Ethopia oo la shaaciyey in ay samaysatay diyaarado kuwa Drones-ka ah iyo warar dheeraad ah oo Arintaasi ka soo baxaya.

February 16, 2013
Khartoum(CNA)  Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo ...

Muqdisho oo uu maanta ka bilowday banaan bax balaaran oo ay qeyb ka yihiin Maamulka Dowlada Soomaaliya ee gobolkaasi.

February 16, 2013
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka socda Banaanbax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobalka Banaadir kaasi ...

Xukuumada Roma oo ka hadashay Tababar ciidamo ka tisan kuwa Dowlada uga furmay dalka Jibuuti.

February 16, 2013
Roma(CNA)  Dowlada Talyaaniga ayaa si weyn u soo dhoweysay tababar uga furmay dalka Jabuuti ciidamo ka tirsan Dowladda ...

Afhayeenka Dowlada Kenya oo shaki geliyey in ay kooxda Al-shabaab dil toos ah u geysteen Askari ka tirsan Meleterigooda jooga Somalia

February 16, 2013
Muqdisho(CNA)  Colonel Cyrus Oguna Afhayeenka Malitariga Kenya,oo wareysi siinayay Idaacada Capital FM ee Nairobi ku taalo ayaa wareysigiisu ...

DHEGEYSI:- Xubno ka tirsan Baarlamanka Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo si kulul u dhaliilay damaca Dowlada ee Maamul u samaynta Jubbooyinka.

February 11, 2013
Kismaayo(CNA)Xilibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah xubnaha Baarlamaaniga ah ee laga soo doorto jubbooyinka kuna jira ...

DHEGEYSI:- Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo daaha ka qaaday khatar uu sheegay in ay ka iman karto Maamulka Jubbooyinka.

February 11, 2013
Nairobi(CNA)  AFhayeenka odoyaasha beelaha Hawiye Axmed Diiriye cali ayaa si rasmi ah daaha uga qaaday, in ay dhibaato ...

VIDEO+ FADEEXAD:- Madaxweyne Xasan sheikh oo warqad degniin ah u diray dadkii Mudaharaadyada isagaga lagaga soo horjeedo ka dhigay London iyo Minneapolis.

February 11, 2013
London(CNA)  Kadib booqashadii dalka Britian ee Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa waxaa soo baxaya warar kala ...

Ururka Alshabaab oo la sheegay inay taageero Hub ay ka helaan Yemen iyo Iran.

February 11, 2013
Washintong(CNA)  Iyadoo dowlada Maraykanka ay dooneyso in cunaqabeyteynta hubka laga qaado dalka Soomaaliya ayaa kooxda kormeerida cunaqabeynta hubka ...

Qaar ka mid ah Ganacsatada shidaalka Puntland oo eedeyn iyo dhaleecayn kulul u jeediyey Madaxweynaha Puntland.

February 11, 2013
Garoowe(CNA)  Qaar kamid ah ganacsatada deeganadaa maamulka Puntland ayaa eedeen kulul dusha kaga tuuray Madaxweynaha maamulkaasi C/raxmaan Sheekh ...

Ururka midowga Afrika oo hadal xasaasi ah ka soo saaray qorshaha lagu doonayo in lagu dhimo ciidama Kenya ee jooga gudaha dalka Somalia.

February 11, 2013
New york(CNA)  Iyadoo dhawaan Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay shaaciyeen in 20% ciidanka Kenya ee ku sugan ...