cartanews.com
VIDEO:- Hooyinka Soomaaliyeed ee kunool Dalka Norwey ayaa kamudaharaadaya dhibaata aykuhayso Dowlada Norwey
Hooyooyinka Soomaaliyeed ee kunool Wadamada Yurub Gaar,ahaan Dalka Norwey ayaa waxay kacabanayaan sida sharcidarada,ah ee looga qaadanayo Caruurtooda.
Hooyooyinka Soomaalida ah ee ku nool dalkas Norwway ayaa waxaa la sheegay inay dhibaato weyn ku qabaan dowlada dalka Norway oo mar walba qaar badan oo ka mid ah hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ka qaataa ilmahoodaaygoona ku eedeynaayo inaysan ilmahaasi aysan si wanaagsan u xanaanayn ama ay u geystaan jirdil arintaas oo ay hooyooyinka Somaalidu ku tilmaameen mid aan waxba ka jirin, qaar badan oo ka tirsan hooyinka Soomaalida ayaa waxaa caruurtooda kala wareegay dowlada dalka Norway aygoona u soo jeediyey waalidiinta dhashay ilamahaas eedeymo ay ka mid yihiin inay ilmaha ay jirdilaan ama aysan siinin xanaann
Ugu dambeyntiina iyadoo ay hooyooyinka Soomaalida ah ay shegayaan in sharci daro looga qaato caruurtooda islamarkaana ay dowladaasi ay kula dhaqanto dadka Soomaalida si cunsurinimo ay ku jirto ayaa waxaa arintaas inta badan ku tilmaamo wax kama jiraan dowlada dalka Norway oo sheegta inaysan si fudud aysan caruurta ugala wareegin qosaska dhalay ayagoona sheegay in baaritaan dheer iyo ka fiirsasho badan ka dib la gaaro go’aanka qqoys lagala wareegi karo caruurtooda islamarkaana aan lagu deg degi in caruur laga ka xaysto qoskii dhalay ilaa ay cadaato inaysan caruurtu ku ahayn hooygaas amaan oo ayna ku noolaan karin.
DHEGEYSI:- Sheikh Maxamed Abdi Umal oo hadal xasaasi ah ka yiri dilkii shalayto loo geystey Sheikh Abdulqaadir Nuur Faarax.
Nairobi(CNA)  Sheikh Maxamed Cabdi Umal iyo culimo kale oo Soomaaliyeed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Sheikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo lagu dilay Magaalada Garoowe, Sheikh Ummal ayaa xalayto Arin xasaasi ah ka yiri dilka loo geystey sheikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo Garoowe lagu dilay.
Docda kale sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo jooga Garoowe ayaa ka hadlay qaabka rasmi ahaan uu u dhacay dilkii loo geystey Sheikh Abdulqaadir Nuur Faarax oo lagu dilay caasimada Puntland ee Garoowe.
DHEGEYSI HOOSE.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo tacsi u diray Qaraabadii iyo Ehelladii uu ka geeryooday Sheikh Abdulqaadir Nuur Faarax oo Garoowe lagu dilay.
Garoowe(CNA)  Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliyaXasan Shiikh Maxamuud ayaa tacsii tiiiraanyo leh u diray shacabka soomaaliyeed oo ku aadan dilkii shiikh C/qaadir Nuur
War Qoraalka ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxdweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa tacsi loogu diray Eheladii iyo Ummadda Soomaaliyeed dilkii magaalada Garoowe loogu Geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax kaas oo shalay casirkii nin hubeysani uu ku dilay masaajid ku yaala magaaladaasi.
“Dilka loogeystay Sheekh C/qaadir waa mid aad looga naxo waxa uu yahay mid laga xumaado oo ka baxsan shareecada Islaamka waxaan tacsi u dirayaa Ehelada, Asxaabta iyo Ummadda Soomaaliyeed” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya.
ALLAHA u naxariiste Sheekh C/qaadir Nuur Faarax “Gacamey” waxa uu ahaa sheekh fidinta Diinta Islaamka qeyb weyn ka qaatay waxaana ALLE uga baryayaa in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo.
Dowladaha Germalka iyo Talyaaniga oo deeqo iyo qalab casri ah Gudoonsiiyey taliska sar sare ee Booliska Soomaaliyeed.
Afgooye(CNA)  Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey qalab ay ku deeqeen wadamada Talyaani iyo Jarmalka qalabka oo lasoo marsiiyey booliska Amisom ayaa waxaa ku wareejiyey booliska Soomaaliyeed taliyaha booliska Amisom oo sheegay in qalabkani uu yahay mid loogu tala galay in lagu qalabeeyo saldhigyada ciidamada booliska Soomaaliyeed.’
Taliyaha booliska Amisom ayaa sheegay in deeqdan ay maanta ku wareejinayaan booliska Soomaaliya ay tahay qeybtii koowaad isla markaane ay dhimantahay qeyb labaad,Agabka maanta lagu wareejiyey booliska Soomaaliyeed ayaa ka iskugu jira Kuraas,Kombiyuutaro,Miisaska Xafiiskayad,dabdamisyaal iyo qaboojiyaal dhamaantood loogu tala galay in lagu qalabeeyo xafiisyada saldhigyada booliska Soomaaliyeed.
Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Shariif Sheekuna Maye ayaa u mahad celiyey wadamdii ku deeqay agabkan maanta la gudoonsiiyey ciidamada booliska Soomaaliyeed wuxuuna ballan qaaday in ciidanka booliska ay kusoo celin doonaan tayadii ay lahaayeen xiligii dowlada dhexe ay ka jirtay dalka Soomaaliya isla markaane ay wadaan dadaalo aan kala go’ lahayn kuwaas oo ay ku doonayaan iney dib ugu dhisaan ciidamada booliska Soomaaliyeed.
Shariif Sheekhuna Maye ayaa ka codsaday wadamada aduunka iney ka taageeraan booliska Soomaaliyeed dhanka tababarada gaar ahaan baarista iyo dabagalka danbiyada isagoona tibaaxay in booliska Soomaaliyeed uu ku tallaabsanayo horu maro la taaban karo.
Dowlada Ethopia oo la shaaciyey in ay samaysatay diyaarado kuwa Drones-ka ah iyo warar dheeraad ah oo Arintaasi ka soo baxaya.
Khartoum(CNA)  Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda dalka Sudan,dowlada Itoobiya ayaa iminka dooneysa inay kordhiso dagaalada ay kula jirto dagaalyahanada Al-shabaab ee xariirka la leh Al-Qaa’ida iyo waliba dagaalyahano kale oo ka jira wadamada Africa.
Saraakiisha oo magacyadooda aan shaacin sababo ammaanka la xariira,ayaa waxay shaaca ka qaadeen in dowlada itoobiya haatan ay sameysatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Droneska ee inta badan lagu yaqaano Mareykanka,kuwaasi oo meelaha fog fog wax ka dila.
Ujeedada ugu muhiimsan ee itoobiya ay u sameysatay diyaaradahan Droneska ayaa lagu sheegay in kor loogu qaado tayada Malitari ee Ciidamada Itoobiya oo dagaal kula jira dagaalyahano shabaab ka tirsan,iyadoo dhanka kale ay soo baxayaan in itoobiya ay u cabsatay xaalada nabadgalyo daro oo wadankeeda ku soo wajahan sida Saraakiil magacooda qariyay u sheegeen Sudan Tribune.
Saraakiisha Malitariga itoobiya ayaa sheegay in Diyaaradaha dagaalka horay loo sameeyay hadana ay ku jiraan tijaabooyin dhanka duulimaadka ah.
Saraakiishaan ayaa hoosta ka xariiqay in Itoobiya dhowr jeer hanjabaadyo qalqal-gilinaya dhanka ammaanka ay kala kulmeen Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya,taasina lagu sheegay inay tahay sababta ugu weyn ee itoobiya ku dhalisay in diyaaradaan Droneska ay soo saarto.
Dowlada Itoobiya ayaa ka mid ahaa wadamada ciidamadooda ay kula dagaalamayaan Al-shabaab Soomaaliya,kuwaasi oo gacan Malitari siinaya dowlada Soomaaliya oo dagaalo kala soo horjeedaan dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.
Itoobiya ayaa sanadkii 2011,heshiis soo saarista dhanka Diyaaradaha Droneska waxay la saxiixatay Maamulka Isra’il,si markaasi itoobiya ugu fududaato soo saarista diyaaradahani.
Muqdisho oo uu maanta ka bilowday banaan bax balaaran oo ay qeyb ka yihiin Maamulka Dowlada Soomaaliya ee gobolkaasi.
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka socda Banaanbax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobalka Banaadir kaasi oo ay kasoo qeybgaleen Boqolaal dadweyne ah.
Banaanbaxa oo ka socda beerta Nabadda ee Degmada Waaberi ayaa waxaa kasoo qeybgalay shacab ka socda 17-ka Degmo ee Gobalka Banaadir.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir ayaa kasoo qeybgalay Banaanbaxa iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya sida uu sheegay Agaasimaha xiriirka Degmooyinka ee Gobalka Banaadir.
Ujeedka Banaanbaxa ayaa wuxuu yahay sidii shacabka Soomaaliyeed ay umuujin lahaayeen isdhexgal Bulsho iyo horumarka dalka ka jira maadaama ifafaalada iminka iftiimaysa ay tahay mid ammaan iyo horumar.
Wariyaheena Bile Mire Maxamed oo goobta ku sugan ayaa soo sheegaya in ammaanka si aad ah loo adkeeyay ciidamada Dowladda Soomaaliyana ay xireen hareeraha wadooyinka mara Beerta Nabadda.
Xukuumada Roma oo ka hadashay Tababar ciidamo ka tisan kuwa Dowlada uga furmay dalka Jibuuti.
Roma(CNA)  Dowlada Talyaaniga ayaa si weyn u soo dhoweysay tababar uga furmay dalka Jabuuti ciidamo ka tirsan Dowladda oo gaaraya 200,kuwaasi oo ka mid ah Boliiska Soomaaliya oo rag iyo Dumar ku jira.
Danjiraha Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Andrea Mazzella ayaa ku tilmaamay tababarka mid qeyb ka ah isbadalada dhanka horumarka ah ee la doonayo in lagu sameeyo ciidamada ammaanka dalka,islamarkaana kor loogu qaadayo dadaallada heerka aqooneed, iyo tayada Boliiska Soomaaliyeed.
Tababarka oo ay bixinayaan khuburo ka tirsan waaxda Booliska Talyaaniga, oo qeyb ka ah koox ka socota howlgalka AMISOM ayaa lagu baranayaa hababka la tacaalidda dambiyada, ammaanka, garsoorka, howlaha Booliska iyo shuruucda caalamiga ah.
Andrea Mazzella ayaa sheegay in xukuumadda Talyaaniga ay ka go’an tahay taageeridda hay’adaha amniga Soomaaliya si dalka loo xasiliyo.isagoona hadalkiisa intaasi ku daray in kaliya dowlada Kenya aysan ku koobneyn tababarka dhanka ciidamada balse ay doonayaan in dhan waliba Soomaaliya ay ka taageerayaan.
Mr Andrea Mazzella ayaa shaaaca ka qaaday in Tababarka uu sii socon doono tan iyo inta laga helayo ciidamo hanta awooda Soomaaliya,islamarkaana karti iyo aqoonba u leh inay nabad ku soo dabaalaan dalka oo mudo ka badan 20-sano dagaalo ku soo jiray,
Booliska tababarka uu u furmay dalka Jabuuti, ayaa tababarkoodu wuxuu socon doonaa muddo saddex bilood ah.
Afhayeenka Dowlada Kenya oo shaki geliyey in ay kooxda Al-shabaab dil toos ah u geysteen Askari ka tirsan Meleterigooda jooga Somalia
Muqdisho(CNA)  Colonel Cyrus Oguna Afhayeenka Malitariga Kenya,oo wareysi siinayay Idaacada Capital FM ee Nairobi ku taalo ayaa wareysigiisu wuxuu ku wajahnaa hadalkii qoraalka ahaa ee ka soo baxay Al-shabaab ee ku aadanaa dilka ay u geysteen askariga ka tirsan dowlada Kenya.
Wuxuu cadeeyay Afhayeenka Malitariga Kenya in askariga shabaab ay sheegeen inay dileen uu ka mid ahaa ciidamadooda,balse waxuu sheegay inaysan cadeyn karin in falka dilka ah uu dhacay,isagoona tilmaamay in hadii arintaasi jirto baaritaano ay sameyn doonaan.
Cyrus Oguna,ayaa meesha ka saaray in Shabaab ay la gali doonaan wax wada hadal ah ama gor gortan ku aadan Lahaystayaashooda gacanta Shabaab ku jira.waxuuna sheegay in kaliya dagaal uu kala dhaxeeyo.
Mr Oguna ayaa shaaca ka qaaday in askariga la sheegay in la dilay shabaab ay afduub u geysteen balse aysan dagaal ku qabsan.
“Mowqifka dowlada wuu cad yahay,mana isbadalin,mar naba ma dhici doonto in shabaab aan la xaajoono”ayuu Yiri Mr Oguna
Hadalkaan ka soo baxay dowlada Kenya ayaa imaanaya iyadoo shalay war-saxaafadeed Al-Shabaab ka soo baxay lagu sheegay in Jonathan Kangogo oo ka tirsanaa milateriga Kenya ay dishay kaddib markii ay Madaxda Kenya ka jawaabi wayeen dalab ay horay ugu jeedisay oo ahaa inay siideyso dhammaan maxaabiista Muslimiinta ee ku xiran xabsiyada Kenya.
Waxay ku hanjabeen Ururka Al-shabaab in ay muddo 72-saacadood ah ku dili doonto la-heystayaasha kale haddii ay dowladda Kenya fulin weyso dalabkeeda.
DHEGEYSI:- Xubno ka tirsan Baarlamanka Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo si kulul u dhaliilay damaca Dowlada ee Maamul u samaynta Jubbooyinka.
Kismaayo(CNA)Xilibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah xubnaha Baarlamaaniga ah ee laga soo doorto jubbooyinka kuna jira Baarlamanka Soomaaliya, ayaa afka furtay isagoo si kulul uga hadlay Arinta Magaalada Kismaayo iyo u samaynta Maamulka Jubbooyinka, Xillibaanka wuxuu aad u dhaliilay Maamulka Dowlada dhexe.
DHEGEYSO HADALKA.
DHEGEYSI:- Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo daaha ka qaaday khatar uu sheegay in ay ka iman karto Maamulka Jubbooyinka.
Nairobi(CNA)  AFhayeenka odoyaasha beelaha Hawiye Axmed Diiriye cali ayaa si rasmi ah daaha uga qaaday, in ay dhibaato ka soo socoto Maamul u samaynta Jubbooyinka isagoo sheegay in Arinta Maamulkaasi ay tahay mid ka baxsan Arimaha Somalia.